DAAWO;-Barkhad Jaamac Batuun, Oo Ka Sheekeeyay Dhibaatooyin Uu Kala Kulmay Takoorka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Barkhad Jaamac Batuun, Oo Ka Sheekeeyay Dhibaatooyin Uu Kala Kulmay Takoorka.
August 17, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka xisbiga wadani barkhad jaamac batuun oo kasoo jeeda beelaha laqaybsooco oo habeenkii xalay ka qaybgalay munaasibada lagaga hadlay dhibaatooyinka uu ku hayo bulshada ayaa ka sheekeeyay dhibooyin badan oo uu kala kulmay takoorka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS