“Cirro Wax Kasta Oo Uu Ka Baqo Barkhad Ayuu Usoo Dhiibaa, Beesha Gabooyana Waxaan Ugu Baaqayaa..”Gudoomiye Faysal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Cirro Wax Kasta Oo Uu Ka Baqo Barkhad Ayuu Usoo Dhiibaa, Beesha Gabooyana Waxaan Ugu Baaqayaa..”Gudoomiye Faysal.
August 31, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo ka qaybgalay dood cilmiyeed lagag doodayay haybsooca beelaha gabooye ayaa sheegay in aanu jirin wax katoorka oo lagu hayo beelahaasi isagoo siyaasiyiinta beelaha gabooye ugu baaqay in ay iskaga baxaan xisbiyada mucaaridka ah,

Sidoo kale Eng Faysal Cali waraabe ayaa sheegay in gudoomiyaha xisbiga wadan Cabdiraxmaan Cirro waxkasta oo u ka baqo in uu isagu sheego uu u soo dhiibo Afhayeenka xisbiga Barkhad Jaamac Batuun

Dhanka kale Gudomiye faysal ayaa beelaha Gabooye ugu baaqay in ay iskaga Baxaan Xisbiyada isagoo si gaar ah ula hadlay afhayeenka xisbiga wadani barkhad.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS