|
|||||
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Sheegay In Aan La Ogalaanaynin Xoolaha Lagu Dhaqdo Gudaha Magaalada.
August 26, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa barbar istaagay go,aankii golaha deegaanka gabiley ku go,aamiyeen in xoolaha laga saaro gudaha magaalada cidii amarka fulin waydana ay ganaax la kulmi doonto Sidoo kale badhasaabka ayaa sheegay in aan laga noqonayn go,aankaasi kana horyimid cabashadii hooyooyinka xoolaha magaalada ku dhex haysta oo sheegay in ay caruurta mku masaariifeeyaan, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Sacad Muuse Iyo Xeeladaha Siyaasiyiinta Ugu D'ada Wayn Somaliland Ee Madaxwayne Siilaanyo Iyo G,Sale... Madaxweynaha Jsl Oo Shir-guddoomiyey Shirka Guddida Fulinta Xisbiga Kulmiye Iyo Qodobada Kasoo Baxay... Muj Boobe Yusuf Ducaale Oo Ka Waramay Tariikhda Fananada Sahra Ahmed Iyo Doorkii Halgankii SNM COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|