Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Caafimaadka Oo Kormeeray Mashaariicda Gplg Ee Laga Hirgaliyay Gobolka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Caafimaadka Oo Kormeeray Mashaariicda Gplg Ee Laga Hirgaliyay Gobolka Gabiley.
August 22, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Wafti uu hogaaminayo  Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa manta gaadhay magaalada gabiley kaasi oo ujeedadiisu ahayd sidii loo kormeeri lahaa mashaariicda mashruuca GPLG Ee laga hirgaliyay goobaha caafimaadka ee magaalada gabiley.

Maamulka dawlada hoose ee gabiley ayaa soo dhaweeyay waftiga agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadk iyagoo kormeer wada jir ah kusoo maray goobaha caafimaadka iyo dugisyada dawlada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS