Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay In Aanay Somaliya Ixtiraamay Wixii Lagu Heshiiyay, Walina Wado Dagaalka Ay Ku Hayso Diyaaradaha Imanaya Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay In Aanay Somaliya Ixtiraamay Wixii Lagu Heshiiyay, Walina Wado Dagaalka Ay Ku Hayso Diyaaradaha Imanaya Jsl.
July 5, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Prof Yaasiin Xiir Faratoon ayaa faah faahin dheeraada ka bixiyay xidhiidhka somaliland layeelanayso dalka Taiwan iyo arimaha ay iska kaashanayaan laba dawladood.

Sidoo kale wasiirka arimaha dibada ayaa ka hadlay mawqifka dalka shiinuhu ka taagan yahay xidhiidhka somaliland iyo tiawan.

Dhanka kale Wasiirka Arimaha dibada ayaa hadlay diyaarad dalka Kenya ka timid oo somaliya hawada ka celisay isagoo sheegay in somaliya ay wali sii wado dagaalka ay kula jirto somaliland Isla markaana Aanay Ixtiraamayn wixii lagu heshiisay iyadoo talaabooyinka ay qaadanayna ay wiiqayaan heshiishkii labada dal jabuuti ku dhexmaray dhawaan.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS