|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Xidhiidhka Cusub Ee Dalka Tiawan,Jawaabna Ka Bixisay Hadal Kasoo Yeedhay Shiinaha,
July 4, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland Dr yaasiin xiir faratoon ayaa ka hadlay xdhiidhka diblamaasiyadeed ee Somaliland iyo dalka tiawan ubilowday Sidoo kale wasiirka arimaha dibada somalland ayaa jawaab ka bixiyay hadal kasoo yeedhay safirka daka china ufadhiya somaliya oo ka cadhooday xidhiidh somaliland la yeelatay dalka tiawan oo ka go,aya dalwaynaha shiinaha HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Xamaaliinta Dekeda Berbera Oo Sameeyay Banaan Bax Ay Kaga Cabanayaan Shirkada Dp World. Kala Maan;“Waxaanu Dhir Ku Beernay Madaxtooyada Cusub”Soltelco.+ Milicsiga Dhawaaqa Qoyska Dhibaatay... Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Kormeeray Dugsiyada Magaalada Gabiley Ee Uu ka Socdo I... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|