Xildhibaan Katirsan Golaha Deegaanka Caynabo Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Dawlada, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Katirsan Golaha Deegaanka Caynabo Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Dawlada,
July 8, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Xasan Caysayr Yuusuf oo kamid golaha deegaanka degmada caynabo ayaa jawaab kulul kabixiyay hadalo deelqaaf ah oo kasoo yeedhay gudoomiyaha haayada shaqaalaha farxaan aadan haybe oo madal uu ka hadlayay ay kasoo yeedheen eryo qaranka dhaawac ku ah,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS