|
|||||
WAJAALE NEWS
Xarunta Arimaha Siyaasada Ee Dalka Maraykanka Oo Soo Shaacisay Qorshe Dawlada Masar Saldhig Milatari Kaga Doonayso Somaliland!
July 26, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xarunta daraasaad dalka maraykanka ee arimaha siyaasada ,iyo dhaqaalaha ayaa shaacisay qorshe dawlada masar saldhig milatari kaga doonayso Somaliland iyo Eretrai kaasi oo ay ujeedadooda ku sheegtay khilaafka wabiga niilka ee udhaxaysa dalka itoobiya iyo masar. Khabiir uhadlay xarunta daraasaadka ee dalka maraykanka ayaa damaca masaarida ee ay ku doonayso in ay saldhig milatari ka samayso Somaliland iyo ertrai ku tilmaamay mid halis ku ah dalka itoobiya oo labadan dal ay jaar la yihiin HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Daawo:Garaadka Dhulma Hante Garaad Jaamac Garaad Ismaacil Oo Ka Hadlay Xaalada Amni Ee Waqtigan Uu K... Madaxwaynaha Kenya Oo Ka Digay Faro Galin Uu Sheegay In Ay Dalkiisa Ku Hayaan Wadamo Shisheeye. Madmadow Hadheeyay Jiritaanka Shirkadda Fulinaysa Mashruuca Xukuumaddu Ka Dhagax Dhigtay Berbera Ee ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|