|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxaynu Arki Jirnay Dumarka Oo Markay Afartan Baxaan Xaflad Dhigta, Balse Maynu Arag Madaxwayne Xaflad Dhigta”Abwaan Kujare.
July 29, 2020 - Written by Editor:“Madaxwaynaha Maanta Joogaa Ma Necba Musuq Maasuqa, Ee Wuxu Neceb Yahay Cidaan Isaga Ahayn Ee Wax Qaadata”Abwaan ku jare. HARGAYSA(W,N)-Abwaan Cismaan Kujare oo dhaliilo xoogan ujeediyay madaxwayne kuxigeenka Somaliland oo isagu dhawaan qabsaday munaasibad uu ugu dabaal degayay 10guuradi kasoo wareegtay maalintii loo doortay kuxigeenka somaliland Dhanka kale abwaan ku jare ayaa eedo culus oo la xidhiidha dhinaca musuq maasuqa ujeediyay madaxwayne biixi. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasiirka Maaliyada Oo Sheegay Inaanay Suurta Gal Ahayn In Wax Laga Badalo Xeerka Takaaliifta Waddooy... Daawo:Madaxweynihii Kubadda Cagta (FIFA) Sepp Blatter oo Xilkii Iska Casilay,Yaase bedeli doona? Daawo:Musharaxa Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Budhcadii Waxyeelaysay Haldoor Barkhad Jaamac Batuun Kun... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|