Wasiirka Ganacsiga Oo Cadeeyay In Tubaako Maalmihii Udanbeeyay Laga Qalinayay Ay Dalka Kusoo Gashay Sharci. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Ganacsiga Oo Cadeeyay In Tubaako Maalmihii Udanbeeyay Laga Qalinayay Ay Dalka Kusoo Gashay Sharci.
July 11, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada ganacsiga Somaliland oo maanta hortagay gudida golaha guurtida ayaa cadeeyay in tubaakada maalmihii udanbaysay bulshada ka qaylinaysay ay dalka kusoo gashay  sharci islamarkaana ay soo martay haayada dhawrista tayada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS