Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Deegaanka Horfadhi Oo Dhawaan Laba Beelood Ku Dagaalameen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Deegaanka Horfadhi Oo Dhawaan Laba Beelood Ku Dagaalameen.
July 7, 2020 - Written by Editor:

BUUHOODLE(W,N)-Deegaanka horfadhi ee gobolka sool ayaa dhawaan waxaa dagaal ku dhexmaray beelo walaalo ah oo wada dega  kaasi oo keenay khasaare dhimasho iyo dhaawacba

Hadaba dadaalada lagu doonayo in lagu damiyo colaadaasi ayaa socday iyadoo deegaanka ay gaadheen ergooyin nabadeed

Gudoomiyaha magaalada buuhoodle ayaa faah faahin ka bixiyay xaaladihii ugu danbeeyay ee deegaanka horfadhi iyo xaaladihii ugu danbeeyay

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS