|
|||||
WAJAALE NEWS
War Murtiyeed Kasoo Baxay Shirkii Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Somaliya Iyo Qodobada Lagu Go,Aamiyay!
July 6, 2020 - Written by Editor:MUQDISHO(W,N)-War Murtiyeed Kasoo Shirkii dhexmaray Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Soomaaliya, kaasoo looga hadlayay arimaha doorashada Soomaaliya kaasi oo ay ku yeesheen online, Qodobada lagasoo saaray waxaa kamid ah in ay madaxdu yeeshaan shir deg deg ah oo looga arrinsanayo arimaha doorashada, shirkaas oo ka dhicidoona magaalada Dhuusamareeb markay taariikhdu tahay 9 july. Shirka Dhuusamareeb waxay kaga tashandoonaan sidii dowladda federalka Soomaaliya iyo dowladdaha xubnaha ka ah u yeelan lahaayeen shir deg deg ah waqtiyada soo socda. Halkan Ka Akhriso War murtiyeedka kasoo baxay shirkii madaxwaynayaasha maamul goboleedyada Somaliya;
Related posts:DAAWO;-Fanaan Mahad Maxamed Nuux Oo Wacdaro Ka Dhigay Munaasibadii Xuska 18may Iyo Hees Qiiro Leh Oo... Shirkaddaha Isgaadhsiinta ee Internetka bixiya oo dhaqangaliyey amarkii maxkamadda Hargeysa iyo toba... “Xukuumadda Ayaa Looga fadhiyaa Isku Xidhka Iyo Midaynta Awoodda Qaranka, Si Looga Adkaado Cadowga C... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|