|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waa Gaf In La Yidhaahdo Laga Tiro Badan Yahay Ee Mushkilada Haysataa Waa Quudhsi Iyo Hayb Sooc Joogto Ah Oo Lagu Hayo”Muj Boobe.
July 6, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Muj/Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale “Boobe” oo kamid hal doorka Somaliland ayaa ka hadlay dhibta lagu hayo beelaha la hayb sooco iyo xanuunka ay ku tahay bulshadaasi isagoo xusay shaqooyinka ay dadkaasi gaar ku lahaayeen iyo halkii ay ka deganaayeen hargaysadii hore. Sidoo kale Qoraa boobe ayaa lafo gur ku sameeyay dhiilada dadka la hayb sooco oo uu sheegay in aanay mushkiladu ahayn in laga tiro badan oo gaf ku ah, balse ay dhibtu tahay takoorka iyo hayb sooca joogtada ah ee lagu hayo. Dhanka kale muj boobe ayaa xusay xaafada ay hada degan yihiin beelaha la hayb sooco ee daami iyo marxalada ay hada ku sugan yihiin. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA MUJ BOOBE ; Related posts:Qormooyin Taxane Ah Oo Diirada Saari Doona Shaqsiyaadka U Dhashay S/land Ee U Boholyoobay Shaadhka I... AKHRI; Magacyada Askartii Shalay Xukumada Somaliland Qisaasta ku Fulisay Iyo Taliyayaasha Ay Dileen ... Wasiirka Arrimaha Dibadda Jsl Oo Is Barbar Dhigay Khataraha Iyo faa’iidooyinka Somaliland Ugu Jira S... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|