Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Oo Soo Bandhigay Daraasad Cusub. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Oo Soo Bandhigay Daraasad Cusub.
July 9, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Ururka suxufiyiinta Somaliland ee solja oo tababar uqabtay qaarkamid ah suxufiyiinta ka hawlgala warbaahinta Somaliland ayaa soo bandhigay daraasad cusub oo ay ka diyaariyeen arimaha saxaafada Somaliland.

Gudoomiyaha ururka solja ayaa ka hadlay faa,iidada tababarkan iyo nuxurka dasaarada ay sameeyeen ka urur ahaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS