|
|||||
WAJAALE NEWS
Taliye Kuxigeenka Ciidanka Dab-damiska Oo Dacwad Ka Gudbiyay Taliyihiisa Kadib Markii Uu Shaqada Ka Joojiyay.
July 9, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Taliye Kuxigeenka ciidanka dabdamiska Somaliland ayaa dacwad cabasho ah ka gudbiyay taliyihiisa ciidanka dabdamis sawaaxili kadib markii khilaaf soo kala dhex galay kadib shaqada ka joojiyay taliye kuxigeenka dabdamiska. Hadaba taliye kuxigeenka ciidanka dabdamiska ayaa qoraal uu kaga cabanayo taliye sawaaxili ugudbiyay wasaarada arimaha gudaha iyo dhamaa laamaha ay wada shaqaynta leeyihiin, HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Agaasimihii Qorshaynta Ee is-casiley Oo Faah-fahin Ka Bixiyay Sababaha Uu Isku Casiley Iyo Erayo Xan... Madaxweynaha Jsl Oo Sabootiyay Saraakiil ciidamada katirsan oo Deeq Waxbarsho ka Helay Dalka Taiwan. DAAWO;-Masuuliyiinta Caafimaadka Gobolka Gabiley Oo Shaaciyay Wakhtiga Uu Bilaabmayo Talaalka Dabay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|