Somaliland Iyo Taiwan Oo Kala Sexeexday Heshiish Iskaashi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Somaliland Iyo Taiwan Oo Kala Sexeexday Heshiish Iskaashi.
July 1, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Somaliland iyo Taiwan ayaa kala saxeexday heshiis cusub oo ku saabsan xidhiidhka u bilaabmay labadan dal ee aan haysan aqoonsi caalami ah.

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland oo dhawaan booqday dalka Taiwan iyo dhigiisa ayaa heshiiska kala saxeexday.

Taiwan ayaa sheegtay in ay xafiis ka furan doonto Somaliland oo ay ku tilmaantay in uu yahay dal madax-bannaan oo ku yaalla Geeska Afrika.

Wasaaradda arrimaha dibadda Taiwan ayaa qoraal ay faafisay ku sheegtay in Somaliland ay tahay dal ay aad u kala fog yihiin, balse ay wadaagaan jacayl qoto-dheer oo xorriyadda iyo dumiqraadiyadda ah.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO  FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS