|
|||||
WAJAALE NEWS
“Muuse Biixi Ma Waxaad Udooranayseen In Wixii Aad Dalka Ka Dhacdeen Aan Laydinka Daba Iman”Suldaan Reer Saaxil ah.
July 25, 2020 - Written by Editor:“8Sano Ayay Beesha Habar Jeclo Dalka Madax Ka Ahayd, Wixii Mashaariicana Mood Iyo Noolba Aad Qaadateen,Suldaan Yuusuf. BERBERA(W,N)-Suldaan Yuusuf Axmed Oo kamid ah madhaqameedka gobolka saaxil ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalo kasoo yeedhay gudida beesha habar jeclo oo xukuumada madaxwayne biixi sheegay in ay duulaan ku tahay shirkadaha beeshu gacanta ku hayso iyo shaqaalahooda islamarkaana taageeray dhaliishii uu boqor buur madow ujeediyay madaxwayne biixi. Suldaan Yuusuf ayaa beesha habar jeclo ku eedeeyay in ay mashaariicdii dalka boobtay 8sano ee xukuumadii axmed siilaanyo talada dalka haysay soona bandhigay qandaraasyada ay beesha habar jeclo qaatay walina gacanta ku hayaan Suldaanka reer saaxil ayaa gudida beesha habar jecl ugu baaqay in ay dadka ka xishoodaan warbaahintana aanay la hor iman hadalada noocaasi ah HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Gudoomiyaha UCID oo xilkii ka xayuubiyey, xubinimadii xisbigana ka qaadey masuul xil sare ka hayey x... Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xaalada Dalka Itoobiya Iyo 9 Urur Oo Samaystay Isbahaysi Ka Dhan Ah Abiy A... Daawo:Ex Wasiir Siciid Sulub Oo Shacabka U Soo Jeediyay In ay Mudaharaad Salmi ah Ku Qaadacaan Sald... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|