|
|||||
WAJAALE NEWS
“Masar Xamar Bay Hubka Siisaa Somaliland Faa,iido Uma Laha”Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari.
July 21, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi rashiid jaamac dhari(sheekhul axmarka) oo kamid ah siyaasiyiinta Somaliland ayaa ka hadlay xidhiidhka Somaliland la yeelanayso dalka masar oo dhawaan wafti usoo diray Somaliland. Sidoo kae siyaasi rashiid ayaa sheegay in dalka masar aya hub iyo taageero siiso xukumada muqdisho ee somaliya islamarkaana aanay Somaliland usoo wadin wax dan ah oo ay ku badalato xidhiidhka dalka itoobiya ay laleedahay mudada dheer, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO: Dowladda Somaliland Oo La Degtay Shixnadii Hubka Ahayd Ee Saarnayd Markabkii Beryahanba Deka... DAAWO; Muj Nakruuma Oo Si Qotodheer Uga Sheekeeyay Bilowga Dhaq Dhaqaaqyadii SNM & Guutada 4aad,+X... Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Wakiilada Oo Sheegay In Ay Ansixin Doonaan Qodobada Ay Ku Heshiiyeen Xis... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|