“Masar Iyo Itoobiya La Borontansiin Maayo,Itoobiya Waa Dadkeenii Oo Xuduud Ayaynu Wadaagnaa,”Gudoomiye Saleebaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Masar Iyo Itoobiya La Borontansiin Maayo,Itoobiya Waa Dadkeenii Oo Xuduud Ayaynu Wadaagnaa,”Gudoomiye Saleebaan.
July 26, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland ayaa ka hadlay xiisada ka taagan muranka wabiga niil iyo xidhiidhka diblamaasiyadeed ee Somaliland la yeelatay dalka Taiwan

Sidoo kale gudoomiye saleebaan ayaa sheegay In aanay Somaliland borontansiinayni Masar Iyo Itoobiya isagoo xusay in itoobiya ay tahay dalkeenii oo ay inaga dhexeeyaan xuduud,dad ,dal iyo dhaqaaleba

HALKAN  KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS