|
|||||
WAJAALE NEWS
“Madaxwayne Dal Midaysan Ayaa Laguu Dhiibay, Maantana Khilaaf Adiga Kaa Bilowda Oo Adiga Kugu Dhamaanaya Ayaa Dalkii Haysta”Sheekh Aadansiiro.
July 31, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadansiiro)oo kamid ah culimada waawayn ee dalka oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa ugu horay hambalyo udiray guud ahaan umadda muslimka gaar shacabka Somaliland munaasibada ciidul odxa awgeed Sidoo kale sheikh Aadansiiro ayaa ka hadlay xaalada dalku marayo Iyo sida awoodii dawladu ugu soo ururtay gacanta madaxwayne biixi xili kala qaybsanaan badani ka taagan tahay dalka Dhanka kale Sheekh Aadansiiro ayaa ayaa soo bandhigay sida dhaqaalihii dalku hoos ugu dhacay isagoo dhliilo xoogan ujeediyay madaxwayne biixi ina diray talooyin dhaxal gal ah. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO:Dood Kulul Oo Xildhibaano Mucaarid Iyo Muxaafid Ahi Fooda Isku Dareen.Maxaase kala Qabsaday Xi... DAAWO ; Siyaasi Abiib Diiriye Oo khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ujeediyay Shacabka Reer Tog Waj... “Haddaan Qof Uun Ku Hubo Muwaadinnimo, Toosnaan, Sharci Dhawris, Iyo Dal & Dad Jacayl, Waa Guuleed D... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|