Madaxwaynaha Somaliya Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Dhuusomareeb. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Somaliya Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Dhuusomareeb.
July 18, 2020 - Written by Editor:

DHUUSOMAREEB(W,N)-Madaxwaynaha Somaliya maxamed cabdilaahi farmaajo iyo wafti uu hogaaminayo ayaa galabta lagu soo dhaweeyay magaalada dhuuso mareeb ee maamul goboleedka galmudug.

Waftiga madaxwaynaha ayaa waxaa soo dhaweeyay raysal wasaare xasan cali khayre iyo madaxda maamul goboleedyada somaliya oo mudooyinkii udanbeeyay shir uga socday magaalada dhuusomareeb.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS