|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha DDSI Oo Xarunta Madaxtooyada Ku Qaabilay Wasiirka Warfaafinta Somaliland.
July 27, 2020 - Written by Editor:Hargeysa (W,N ) Wasiirka Wasaaradda Warfafainta Dhaqanka iyo Wacyigalinta ee Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali (Koore) Oo socdaal ku jooga dalka itoobiya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay mMadaxwaynaha Dawlad deegaanka Somalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar(Cagjar) waxaa ay ka wada hadleen xidhiidhka iyo cilaaqaadka qotada dheer ee ka dhexeeya Somaliland iyo Dawlad deegaanka sida amniga iyo ganacsiga. Mustafe Muxumed Cagjar Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa Somaliland ku amaanay horumarka iyo deganaanshiyaha geeska oo ay kaalinta hore kaga jirto, waxaanay labada dhinacba balan qaadeen sii xoojinta iyo wada shaqaynta labada dhinac. Related posts:Shirwaynihii Afraad Ee Xisbiga Kulmiye Oo La Soo Gabo Gabeeyay Iyo Nuxurka Khudbad Uu Madaxwayne Bix... Wasiir KuxigeenkaWarfaafinta Jsl Oo Ka Hadlay Geerida Fanaanad Aamina Cabdilaahi Oo Maanta Ku Geeriy... Madaxwaynaha jsl Oo Kulan Aan la Shaacin Qasriga Madaxtooyada Kula Yeeshay Xaglatoosiye Iyo Waxa Uud... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|