|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxda IGAD Oo Ka Hadashay Wada Hadaladii Somaliland Iyo Soomaaliya Xilli, Uu Dib U Dhac Ku Yimid Shirkii Guddiyada Farsamo
July 18, 2020 - Written by Editor:Djibouti(W,N)-Urur-gobaleedka IGAD ayaa taageeray wada hadalada u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya oo ay Djibouti martigelisay. Shir madaxeedkii 36-aad ee Urur-gobaleedka IGAD oo ay hoggaamiyaasha waddamada xubnaha ka ah kaga qaybgaleen khadka tooska ah, ayaa lagaga hadlay horumarka wadahadalada iyada oo dhammaan la muujiyey rajada laga qabo in xal la helo.
Taageerada IGAD ee wada hadalada Hargeysa iyo Muqdisho ayaa yimid iyadoo ay dhianca dawladda Soomaaliya ka baaqdeen shirarkii guddiyada farsamo ee labada dal ay ku yeelan lahaayeen Djibouti. Dawladda Soomaaliya ayaa dawladda Djibouti ka codsatay in dib loo dhigo wada hadalada, waxaanay qabsadeen hal toddobaad oo ahdda dhammaaday.
Related posts:Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo Xilkii U Kala Wareejiyay Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Booliska Ga... Wasaaradaha Degaanka,Macdanta, iyo Ganacsiga Oo Iska Kaashanaya Qorshe Muddo Kooban Lagu Joojinayo I... DAAWO; Warbixin Xasaasi ah Oo laga Diyaariyay Khilaafka Ragaadiyay Dawlada Hoose Ee Boorama Iyo S... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|