|
|||||
WAJAALE NEWS
Kheyraadka Dabiiciga Ah Ee Laga Guro Badda Berbera Ma Waxey Aheyd IN Shacbigii Laga Qariyo Oo Haddana Shidashadii Dhirta Iyo Isticmaalkii Gaasta Loo Diido!
July 6, 2020 - Written by Editor:Laga Soo Bilaabo Bishii Koowaad ee Sanadkii 2018kii ayay aheyd Markii u Horeysay ee lasoo Saarey Gaasta Dabiiciga ah ee laga Qoday Badda Istiraatijiga ah ee Ku Astaysan Nawaaxiga Marsada ugu Weyn Somaliland ee Berbera. Gaastan Dabiiciga ah oo ay Xukuumada Somaliland ee uu Madaxweynaha ka yahey Muuse Biixi Cabdi Siweyn uga qarisey Guud ahaanba Shacabka Somaliland haseyeeshee, Lasoo Saarey Markii u horeysay 4tii Bishii jeenawari,Sanadkii 2018kii Waxaa laga Raraa Maraakiib maadaama ay iska kaashadeen Soo Saaristiisa Dawllada Imaaraadka Carabta iyo Xukuumada Somaliland, inkastoo ay Talaabadan Dad badani u arkaan In Imaaraadku usoo dhacey Kheyraadka Dabiiciga ah ee Kujira Somaliland Sababtoo ah Markii lagu Guda Jirey Qodista iyo Soo Saarista Shidaalkan, Waxa Dunida oo dhan Loo Sawirey Qorshe Khiyaali ah oo ku Sahabsanaa Dhismaha Saldhig Milatari oo Ciidamada Dawllada Imaaraadku ka Samaysanayo Magaalada Berbera Nawaaxiga Madaarka inkastoo arintaasi aanay Jirin Nalse at aheyd Yool Beenaad ku Wajahan Soo Saarista iyo Isticmaalka Shidaalka Gaasta ah ee Qeybta ka ah Kheyraadka Dabiciga ah LAS AL KHAIMAH LAUNCHES NEW OIL AND GAS LICENSING ROUND IN SOMALILAND JANUARY 4 2018. Waxeynu Wada ognahay In aanay Gaastan Dabiiciga ah ee laga Helay Dalka Somaliland gaar ahaana Nawaaxiga Dekedda Berbera lama soo Celiyo Dalka Gudihiisa inagana Waxba jnagama Soo gaadhaan, Bisayl iyo Qeydhiin iyadoo Wasaaradda Deegaankunanka joojisay Shacbiga Somaliland Isticmaalka Dhuxusha taas?,oo aan Kheyraadka Dabiiciga ah. QALINKII;Najiib Ismaaciim Maxamed Somaliland Gabiley Tell:0634466339 COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|