“Horta Reer Galbeedku Dumarkooda Kooto Uma Xidhaan Oo Way Tartamaane, Haweenkeena Maxay Kooto In Loo Xidho Dabada Uga Riixayaan?Abwaan Weedhsame, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Horta Reer Galbeedku Dumarkooda Kooto Uma Xidhaan Oo Way Tartamaane, Haweenkeena Maxay Kooto In Loo Xidho Dabada Uga Riixayaan?Abwaan Weedhsame,
July 12, 2020 - Written by Editor:

“Horta Reer Galbeedku Dumarkooda Kooto Uma Xidhaan oo way tartamaane, haweenkeena maxay kooto in loo xidho dabada uga riixayaan?

Bal I sheega goorta la qaaday tiro-koobkaas 50% ka dhigay haweenka?

Su’aal kale, halka xildhibaan ma dumarkay metashaa mise ciddii soo dooratay bay metashaa?

Doorashadu ma tartan dhex maraya labka iyo dheddigaa, sidee lagu keenay in la yidhaa “hal xidhibaan baa 50% metala?

“Gender Equality” iyo “Kooto” haweenka ha loo xidho bal isku kay qabadsiiya?

QALINKII;-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame,

COMMENTS
LINKS