|
|||||
WAJAALE NEWS
Hordhaca;-Barnaamijka Qanci Dadkaaga Iyo Wasiirka Isgaadhsiinta & Masuuliyiinta Shirkadaha Oo Su,aalo Lagu Waydiiyay+Jawaabaha.
July 16, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Barnaamijka Qanci dadkaaga oo uu diyaariyay Televisionka Horn cable Tv ayaa waxaa lagu soo casuumay wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo Technolajiyada Somaliland Dr cabdiwali sheikh cabdilaahi iyo masuuliyiin ka kala socday shirkadaha isgaadhsiinta iyo adeegyada kale bixiya. Dadwaynihi kasoo qaybgalay barnaamijka Qanci dadkaaga ayaa su,aalo kala duwan oo la xidhiidha halista taawarada,adeegyada money Electronic lagu waydiiyay. Sidoo kale wasiirka isgaadhsiinta ayaa wax laga waydiiyay halka uu ku danbeeyay qorshihii wasaarada ee isku xidha telefonada kala duwan ee shirkaha. DAAWO HORDHACA BARNAAMIJKA QANCI DADKAAGA IYO SU.AALAHA LA WAYDIIYAY MASUULIYIINTA WASAARADA IYO MADAXDA SHIRKADAHA ISGAADHSIINTA Related posts:Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Bookh Oo Ka Hadlay Mudoharaadka Ay Shaaciyeen Mucaaridka Iyo Diyaar Garow... Dhalinyartii Somaliland Halkaasay Maraysaa Waajibka u Yaalana Maba oga. Qarnigii 21aad iyo Xaaladda ... Shirkada Sagal Jet Ee Wajaale oo Calaamadaha Haga Gaadiidka Ku Samaysay Jidka Isku Xidha Magaalooyin... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|