Hanti Dhawraha Guud Ee Qaranka oo War-Saxafadeed Kaso Saaray Baadhis ay Ka Bilabeen Dowladaha hoose | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hanti Dhawraha Guud Ee Qaranka oo War-Saxafadeed Kaso Saaray Baadhis ay Ka Bilabeen Dowladaha hoose
July 21, 2020 - Written by Wariye:

Hargeisa(WJN):-Haayada hanti dhawrka oo soo bandhigtay baadhitaano kala duwan oo ay ku sameeyeen dawladaha hoose ee dalka kuwooda ugu balaadhan waxana ka mid ah degmada boorama,Gabilay,berbera,burco,lasacanood iyo dawlada hoose ee ceerigaabo.

 

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

COMMENTS
LINKS