|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka Gobolka Maroodi Jeex Oo Dacwado Ku Dhagaystay Maxkamada Gabiley.
July 23, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha maxkamada racfaanka ee gobolka maroodi jeex cali suudi oo ay weheliyaan gudoomiyaha ururka qareenada somaliland iyo xubno kale oo ka socday haayadaha garsoorka dalka ayaa maanta dhagaysiga dacwado racfaan ah.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|