Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Warbixiyay Wadahadaladii Somaliland Iyo Somaliya Ee Jabuuti. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Warbixiyay Wadahadaladii Somaliland Iyo Somaliya Ee Jabuuti.
July 18, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland ayaa furitaankii golaha ee maanta golaha uga xog waramay shirkii jabuuti ee wadahadalada Somaliland iyo somaliya iyo waxyaabihii Somaliland guusha ku gaadhay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS