Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Daahfuray Kulan Lagaga Doonayay Xeerka Ka Hortaga Maydhista Lacagaha | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Daahfuray Kulan Lagaga Doonayay Xeerka Ka Hortaga Maydhista Lacagaha
July 26, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha baanka dhexe ee jamhuuriyada somaliand oo ay weheliyaan agaaimaha guud ee baanku iyo masuuliyiin kale ayaa daahfuray kulan laga hadlayay ka hortaga maydhista lacagaha aan sharciga ahayn.

Kulanka ayaa waxaa kasoo qaybgalay aqoonyahan laamaha garsoorka iyo masuuliyiin kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS