Buudoodle(WJN):-Garaad Jamac oo warbaahinta la hadlayay ayaa ka warbixiyay xaga ay marayso nabadaynta deeganada buuhoodle waxa uu fariin u diray siyaasiyiinta ku dhaqan deeganada Somaliland iyo Puntland in aanay arintani siyaasadayn
https://youtu.be/nf3_Dy4GemE
Hargeisa Office
Wajaalenews.net