Dr Xaglatoosiye Oo Ka Hadlay Ujeedada Kulan Magaalada Buuhoodle Ku Dhexmaray Madaxwayne Kuxigeenkii SSC. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dr Xaglatoosiye Oo Ka Hadlay Ujeedada Kulan Magaalada Buuhoodle Ku Dhexmaray Madaxwayne Kuxigeenkii SSC.
July 5, 2020 - Written by Editor:

BUUHOODLE(W,N)-Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Caafimaadka Ee Xukuumadii Axmed Siilaanyo Dr Saleebaan Ciise Xaglatoosiye oo ku sugan magaalada Buuhoodle ayaa ka hadlay dagaal maanta ka dhacay deegaanka horfadhi ee gobolka sool isagoo beelaha halkaasi wada dega ugu baaqay in ay dagaalka joojiyeen,garaadada gobolna ugu baaqay in ay gurmad ka galaan daminta colaada deegaanka horfadhi.

Sidoo kale Dr Xaglatoosiye ayaa ka hadlay kulan ay magaalada Buuhoodle kuwa yeesheen madaxwayne kuxigeenkii ururkii SSC Cali Ciise  oo xil wasiirnimo ah kasoo qabtay maamul goboleedka Punthland,Kana yimid magaalada Garoowe.

Dr xaglatoosiye ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada kulanka ay wada yeesheen saaxiibkiisii SSC.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS