Dood Xasaasiya Oo Ku Saabtay Arinta Saami Qaybsiga Oo Idaacada Bbcdu Uqabatay Xildhibaano Katirsan Golaha Wakiilada Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dood Xasaasiya Oo Ku Saabtay Arinta Saami Qaybsiga Oo Idaacada Bbcdu Uqabatay Xildhibaano Katirsan Golaha Wakiilada Jsl.
July 24, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Doodii idaacada bbcda ee jimacaha maanta ayaa lagaga dooday arinta saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada somaliland iyo khilaafka ka taagan

Dooda saami qaybsiga ayaa dhexmartay xildhibaanada cabdiqaadir tukaale iyo xildhibaan maxamed cali xirsi obama oo mudo 15sano ah ku fadhiyay kuraasta golaha baarka

Doodan ayaa laga dooday cida lef masuuliyada saami qaybsiga kuraasta baarlamaanka iyo sobobta golaha wakiiladu usamayn waayeen xeerka saami qaybsiga iyo kootada beelaha la haybsooco iyo haweenka.

Halkan ka Dhagayso Doodan Oo Saami qaybsiga;

https://youtu.be/8MGb-vwuFD8

COMMENTS
LINKS