“Dhibaatada Ina Haysataa Waxa Weeyi Deegaanka, Jago Toban Mitir Ah Ayaa Qof Lagu Dilayaa”Madaxwayne Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Dhibaatada Ina Haysataa Waxa Weeyi Deegaanka, Jago Toban Mitir Ah Ayaa Qof Lagu Dilayaa”Madaxwayne Biixi.
July 21, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi oo ka hadlay munaasibad tababar loogu soo xidhayay ayaa ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysa isagoo ka hadlay masuuliyada ciidanka saarta iyo dhibta inaga haysata muranka dhul

Dhanka kale madaxwayne biixi ayaa su,aalo galiyay cida ajar badan sheekha tafsiirka akhriyaya iyo askariga abnigiisa ilaalinaya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS