|
|||||
WAJAALE NEWS
DHGAYSO;-Abwaan Cabdiraxmaan Baas Oo Kusoo Biiray Sil Siladii Uu Ibo Furay Weedhsame Iyo Maansada Gunaanad Oo Uu Kaga Hadlay Xaalada Somaliland.
July 2, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Abwaan Cabdiraxmaan Macalin Xasan “Baas”oo kamid hal abuurka dhalinyarada Somaliland ayaa maanso geeraar ah oo ugu magac daray Gunaanad kusoo galay sil siladii uu dhawaan Ibo Furay Abwaan Weedhsame ee Go,aan Abwaan Baas ayaa maansadiisa geeraar badka kusoo dhigay xaalada hogaamineed ee Somaliland iyo shacabka dhalanteedka loogu dhigay gaar ahaan shirkii jabuuti iyo sida masuuliyiin u madaxwayne biixi horkacayay uga been sheegeen wixii kasoo baxay shirka ay wada yeesheen dawlada somaliya HALKAN KA DHAGAYSO MAANSADA GUNAANAD EE ABWAAN CABDIRAXMAAN BAAS;
Related posts:DAAWO: Gudiga Maamul Wanaga Iyo La Dagalanka Musuq-maasuqa Oo Shaaciyey Magacyada Afar Wasaaradood O... DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Kulan Lagaga Hadlayay Mashruuca Maamul Daadajinta Gplg Layeeshay... DAAWO; Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Kastamka Magaalada Tog Wajaale, COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|