Dawladda Ingiriiska Oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay In Ay U Safraan Somaliya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawladda Ingiriiska Oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay In Ay U Safraan Somaliya.
July 17, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)Dawlada ingiriiska ayaa muwaadiniinteeda uga digtay in ay wakhti xaadiran usafraan somaliya

Sidoo kale digniinta dawlada ingiriisku udirtay muwaadiniinteeda ayaa lagu daray in aanay usafrin qaybo kamid ah somaliland.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS