Dawlada Sucuudiga Oo Ganaax Lacageed Dul Dhigtay Dadka Xajka Bilaa Ogolaanshaha Ku Taga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Sucuudiga Oo Ganaax Lacageed Dul Dhigtay Dadka Xajka Bilaa Ogolaanshaha Ku Taga.
July 13, 2020 - Written by Editor:

RIYAD(W,N)-Dawlada sucuudiga ayaa amaro culus iyo ganaax lacageed dul dhigtay dadka aan ogolaanshaha ka haysan ee xaramka taga iyadoo hore ushaacisay in ay yaraysan dadka sanad xajka imanaya xanuunka coronavirus awgii.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS