|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Shiinaha Oo Si Wayn Uga Cadhootay Xidhiidhka Tiawan Iyo Somaliland Wada Yeelanayaan.
July 2, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Dawlada shiinaha ayaa siwayn uga cadhootay xidhiidh diblamaasiyadeed oo ay wada yeelanayaa dalka Tiawan oo doonaya in uu ka go,o dalwaynaha shiinaha iyo Somaliland kaasi oo soo shaacbaxay xidhiidha ay isdhaafsadeen labada dal maalintii shalay Safaarada ay dawlada shiinuhu ku leedahay somaliya ayaa soo saartay qoraal ay cadho ka muuqato ay kaga hadlayso dalka tiawan iyo xidhiidhka uu la samaynayo Somaliland HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Ehelada Marxuumkii Lagu Diley Muqdisho Oo Ka Waramay Xogo Dheeraada Oo La Xidhiidha Dilkiisa Iyo Cid... Xisbiyada Qaranka Somaliland,Guddida Doorashooyinka Qaranka Iyo Deeq Bixiyeyaasha Oo Uu Hargeysa kul... War Deg Deg Ah madaxwaynaha jamuuriyada somaliland oo safar ugu anbabaxaya dalka imaradka carabta iy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|