Dawlada Ingiriiska Oo 22 Milyan Dollar Ugu Deeqday La Dagaalanka Ayaxa Ee Somaliya & Somaliland Iyo Dalal kale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Ingiriiska Oo 22 Milyan Dollar Ugu Deeqday La Dagaalanka Ayaxa Ee Somaliya & Somaliland Iyo Dalal kale.
July 23, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dawlada ingiriiska ayaa shaacisay 22milyan dollar oo ay ugu deeqday la dagaalanka ayaxa kuwaasi oo ay siinayso somaliya oo ay ku jirto Somaliland iyo dalalka jabuuti ,iyo eritariya

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS