Dadwaynaha Wajaale oo Ka Hadlay Maamulka Loo Soo Magacaabay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dadwaynaha Wajaale oo Ka Hadlay Maamulka Loo Soo Magacaabay.
July 16, 2020 - Written by Wariye:

Tog Wajaale(WJN):-Dadwaynaha reer tog wajaale ayaa ka hadlay maamulka cusub ee loo soo magacaabay xubno ka mid masuuliyiinta iyo bulshada ku dhaqan deegaanka tog wajaale ayaa soo dhaweeyay isla markaana ugu baaqay in ay ganacsatada la shaqeeyaan sidoo kale loo baahan yahay in ay wax ka qabtaan bilicda magaalada

 

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

COMMENTS
LINKS