DAAWO;-Xildhibaan Maxamed Jaamac Oo Sheegay In Aanay Xisbiyada Qaranku Awood Ulahayd In Ay Ka Heshiiyaan Arimaha Saami Qaybsiga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaan Maxamed Jaamac Oo Sheegay In Aanay Xisbiyada Qaranku Awood Ulahayd In Ay Ka Heshiiyaan Arimaha Saami Qaybsiga.
July 13, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xldhibaan Garyaqaan Maxamed jaamac oo kamid ah golaha wakiilada Somaliland falayqayn ku sameeyay heshiishkii ay shalay wada gaadheen asxaabta mucaaridka iyo xukuumada kaasi oo la xidhiidh komishanka, saami qaybsiga iyo diwaan galinta

Sidoo kale xilhibaan maxamed jaamac ayaa sheegay in aanay asxaabta muraacidka iyo xukuumada ka heshiin Karin arinta saami qaybsiga sharciyan iyadoo banaanka soo dhigay khaladaad sharci eek u jira heshiishka iyo sida ay ugu xadgudbeen saamiy qaybsiga, kootada haweenka iyo dadka lahayb sooco.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS