DAAWO;-Wasiir Cabdilaahi Abokor Sii Huriyay Tabashadii Reer Awdal, Xili Uu Madaxwayne Biixi Ku Hawlanaa Xal U Helida Arinta Saami Qaybsiga, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiir Cabdilaahi Abokor Sii Huriyay Tabashadii Reer Awdal, Xili Uu Madaxwayne Biixi Ku Hawlanaa Xal U Helida Arinta Saami Qaybsiga,
July 19, 2020 - Written by Editor:

BURCO(W,N)- Wasiirka wasaarada gaadiid iyo jidad Cabdilaahi Abokor oo maanta warbaahinta la hadlayay ayaa si cad usheegay in aan  reer awdal ka maqnayn saami kuraasta baarlamaanka islamarkaana ay iygu haystaan kuraasu saayid ah

Hadal wasiir cabdilaahi abokor ayaa kusoo beegmaya xili madaxwaynaha jsl ku hawlaan sidii uu madaxdhaqameedk reer awdal ugu qacin lahaa in ay doorashada ku galaan sidii hore oo isagoo qasriga madaxtooyada ku qaabiley

Wasiir cabdilaahi abokor ayaa tiraba dhowr jeer si  qaawan u weeraray shacabka ku dhaqan gobolada dalka qaar isagoo hore  gobolka gabiley ugu tilmaamay in ay leeg tahay xaafad kamid ah degmooyinka hargaysa islamarkaana waxqabad dawlada hoose ee gabiley mid facebookga uun ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS