|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasaaradda Deegaanka Jsl Oo Ka Hadashay Ficilka Wiil Dhalinyaro Ah Oo Naftiisa Khatar Galiyay Iyo Hadal Haynta Ka Dhalatay!
July 28, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada deegaanka marwo Shugri Bandare ayaa ka hadashay ficilka wiil dhalinyaro ah oo naftiisa khatar galiyay kadib markii uu isku soo sawiray isagoo meel jar oo buuraha gobolka sanaag ah iskusoo sawiray. Wasiir shugri ayaa sheegtay in wiilkan dhalinyarada ahi uu naftiisa khatar galiyay ayna siwayn uga naxeen ficilka wiilkan isa soo sawiray isagoo jar ka laad laada gacmahana kor utaagaya. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; GUDOOMIYAHA BAANKA DHEXE OO MAANTA HOR TAGAY GOLAHA WAKILADA IYO SU,AALAHA AY WAYDIIYEEN. DAAWO; C/raxman Faroole oo kabaha la dulmaray M/weynaha Somalia Xasan Sheekh,Beesha Kuna Eedeeyay In... 46xildhibaan Oo Golaha Wakiilada Horkeenay Mooshin La Xidhiidha Sharciga Xafiiska Imtixaanaadka Qara... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|