DAAWO;-Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Shaacisay 9qof Oo Laga Helay Covid19 Iyo Gobolka Ay Ku Sugan Yihiin.
July 13, 2020 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Wasaarada caafimaadka somaliland ayaa maanta shaacisay kiisas cusub oo laga helay xanuunka coronavirus kuwaasi oo tiradoodu tahay 9qof oo ku sugan gobolka saaxil
Sidoo kale wasaarada caafimaad shacabka reer somaliland ugu baaqay in ay ka digtoonaadaan xanuunka covid19