DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo Lala Yeeshay Prof Axmed I. Samater Muxuuse Ka Yidhi Xaalada Dalka,Xisbigii Kulmiye Iyo Xidhiidhka Tiawan? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo Lala Yeeshay Prof Axmed I. Samater Muxuuse Ka Yidhi Xaalada Dalka,Xisbigii Kulmiye Iyo Xidhiidhka Tiawan?
July 17, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Prof Axmed Ismaaciil Samater oo kamid ah Aqoonyahanada Reer somaliland ee qaybta wayn ka ahaa Guushii Xisbiga Kulmiye Ku hantiyay dalada Dalka ayaa lala Yeeshay Waraysi dhinacyo badan taabanaya isagoo wax lagaga Waydiiyay xaalada Somaliland ee wakhtigan iyo Hogaaminta Madaxwayne Biixi Ee Dalka,Wahadaladii Somaliland iyo somaliya ee jabuuti ka dhacay dhawaan iyo xidhiidhka diblamaasiyeed ee ay somaliland la yeelatay dalka Taiwan.

Sidoo kale prof samater ayaa saluug ka muujiyay xadhiga a Xukuumadu Kula kacdo Saxafiyiinta iyo haayadaha Warbaahineed ee dalka

Dhanka kale prof samater ayaa ka hadlay hankiisa siyaasadeed iyo in uu iska sharaxayo xisbiga kulmiye amaba ay isaga siyaasiyiin kale qorshanaynayaan in ay furtaan urur siyaasadeed isagoo ka hadlay sida ay shacabka reer somaliland udhaliilayaan Sedexda xisbiyada qaranka ee somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGA PROF SAMATER;

COMMENTS
LINKS