DAAWO;-Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Oo Gaadhay Tukaraq Iyo Bilad Geesiyo Uu Gudoonsiiyay Saraakiisha Ciidanka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Oo Gaadhay Tukaraq Iyo Bilad Geesiyo Uu Gudoonsiiyay Saraakiisha Ciidanka.
July 14, 2020 - Written by Editor:

TUKARAQ(W,N)-Taliyaha guud ee ciidmada qaranka somaliand S./G Nuux ismaaciil taani ayaa Gaadhay fadhiisimada ciiidanka qaranka jsl ee deegaanka tukaraq halkaasi oo uu salaam kaga qaatay cutubyo katirsan ciidanka qaranka.

Sidoo kale taliyaha ciidanka qaranka ayaa bilad geesiyo gudoonsiiyay qaarkamid saraakiisha ciidanka qaranka eek u sugan jiida hore iyo askarta qaarka.

Taliye nuux ayaa ciidama qaranaka ee jiida tukaraq ku aamay sida ay habeen iyo dharaar heegan ugu jiraan difaaca qaranka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS