DAAWO;-Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka fadhi Gaab Iyo Bilado Uu Gudoonsiiyay ciidanka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka fadhi Gaab Iyo Bilado Uu Gudoonsiiyay ciidanka
July 16, 2020 - Written by Editor:

SANAAG(W,N)-Taliyaha ciidamada qaranka Somaliland S/G; NUUX ISMAACIIL TAANI oo kormeer ku marayay fadhiisimada ciidamada qaranka ee gobolada sool iyo sanaag ayaa maanta gaadhay deegaanka fadhi gaab ee gobolka sanaag.

Taliyaha ciidanka qarnaka ayaa salaam ka qaatay taliska ciidamada qaranka eek u sugan fadhi gaab.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS