|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Suldaan Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Ka Hadlay Dacwad Lagu Wado Faysal Cali Waraabe Iyo Arimaha Saami Qaybsiga.
July 18, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)Suldaanka guud ee beelaha Somaliland suldaan Maxamed Suldaan cabdiqaadir oo ka hadlay dacwad lagu wado gudoomiyaha xisbiga ucid taasi oo uu dhabane ka yahay gudoomiyaha golaha wakiilada oo uu suldaan hore usiiyay xaal balse aan ku joogi xaalkii Sidoo kale suldaan maxamed ayaa ka hadlay arimaha saami qaybsiga kuraasta baarlamaanka oo tabashooyin badani ka taagan yihiin, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/LDgOhN8VYzM Related posts:“Hadii Qabyaalada Iyo Musuq Maasuqa Codka La Kala Iibsanyo, Ay Xun Dhur Unoqdaan Somaliland In Ay Dh... DAAWO;-Beesha Maxamed Jibriil Oo Shaacisay Musharixiinta Umatalaya Golaha Wakiilada G. Maroodi Jeex... Hay”adda Laanqayrta Cas oo Taakulaynaysa Dadkii Ay Saamaysay Duufaantii Sagal Ee Gobolada Galbeedka COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|