HARGAYSA(W,N)-Suldaan Xasan xadi baane oo kamid ahaa madaxdhaqmeedkii gobolka awdal ka socday ee madaxwaynaha jsl iyo gudoomiyayaasha xisbiyada kula kulmeen qasriga madaxtooyada maalintii shalay ayaa ka waramay kulankaasi iyo qodobadii madaxwaynuhu usoo bandhigay.
Dhanka suldaan baane ayaa soo bandhigay arimaha ay isku afgaran waayeen xukuumada
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;