DAAWO;-Siyaasi Samaale Iyo Xildhibaan Waabeeye Oo Madal Isku Waydaarsatay Hadalo Siyaasadeed Iyo Wixii Kala Qabsaday!
July 27, 2020 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cabdicasiis maxamed samaale iyo xildhibaan waabeeye ooh ore uga wada tirsanaa kulmiye ayaa madal isku waydaarsatay kaftan siyaasadeed iyo hadalo duurxul ah,